Ku soo dhawaada Degmada Warsheekh
Ku saabsan Warsheikh
Degmada Warsheekh
Degmada Warsheekh waa dhul xeebeed iyo dhul beereed waxay ka kooban tahay 120km oo isku wareeg ah oo ay ku jiraan dhulka miyiga ah dadka deggan waxay ku hawlan yihiin kalluumaysiga, beeralayda daryeelka xoolaha iyo ganacsiga. Marka loo eego tirooyinka SSF, wadarta guud ee dadka Warsheekh waa 150,573 qoys.
Degmadu waxay leedahay taariikh diineed waxaana ka soo baxay culimaa’udiin badan warsheekh oo inta badan dhulka Soomaaliya ay ka baadhi jireen barashada Diinta islaamka ee degmada Warsheekh.
Latest News

News
Fadlan nagu soo booqo degmo u saaxiib ah nabadda iyo nasashada.
Degmada Warsheekh waa dhul xeebeed iyo dhul beereed waxay ka kooban tahay 120km oo isku wareeg ah oo ay ku jiraan dhulka miyiga ah dadka deggan waxay ku hawlan yihiin
April 30, 2024

















