Degmada Warsheekh waa dhul xeebeed iyo dhul beereed waxay ka kooban tahay 120km oo isku wareeg ah oo ay ku jiraan dhulka miyiga ah dadka deggan waxay ku hawlan yihiin kalluumaysiga, beeralayda daryeelka xoolaha iyo ganacsiga. Marka loo eego tirooyinka SSF, wadarta guud ee dadka Warsheekh.
